| Sheekooyinka | Latest News | Sports | Features |
|
Weligey isma dhihin waxaad heli doontaa farxada aan maanta helay jaceylka aan kuu qabo waxa uu ka bilawmay caruurnimadeyda balse duruufo ayaa ii diiday in aan kuu muujiyo . May 23, 2013 Markii uu khadka Telefoonka ka go’ay Xayaat, waxay bilowday inay wax badan ka fekerto Asad iyo Waayaha Nololeed ee uu ugu gacan-haadinayo. May 22, 2013 Guurka farxada badan waa sida dhirta dooga ah taa oo laga ilaaliyo waxyeelada oo mar waliba lagu dadaalo in ay hesho biyo iyo tamarta qoraxda taa mid la mid hadii aan guurka May 22, 2013 Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah May 22, 2013 Ka dib doorashadii madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee sida la mahadiyey u dhacday sanadii 2010, ayaa ahayd mid yidiidilo iyo buug cusub u furtay...... May 20, 2013 Saddex sano oo laga joogo in Aadan Nuux Dhuule yahay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia ayaa ah saddex sano oo aanay weli mahadin jaaliyada Somaliland ......Qaybtii 1-aad. May 20, 2013 Muda 10 Sano oo ey ahaayeen Dad ku nool Feker iyo wel wel Cabdallah iyo salwo ayaa ugu danenti waxa ay is weydiiyeen su,alo ah halka sarta ka qurun santahay iyo ruuxa ma dhaleyska ah labadooda. May 9, 2013 Anjalia waa gabar Fanaanad Talyaani ah waxay jacayl u qaaday wiil dhalin yaro ah oo aad u qurux badnaa, kana dhashay dabaqada la xurmeeyo ee Dalka Talyaaniga hase May 9, 2013 Fiidnimaddii markay hawlihii guriga dhamaysatay ayey Xayaat waxay u gudubtay qolkeeda si ay ugu nasato, laakiin waxaa Beer-ku-taal ku noqday Qoraalkii Asad iyo sida uu qalbigeeda u degay. May 6, 2013 |
Waxaan wali soo shaac bixin war aad la isula dhex marayo oo ka soo burqanaya xukumada taagta daran ee somaliya warkaas oo ah in xukumada somaliya dhaliil dusha kaga tuurtay dawlada itobiya May 24, 2013 Raysal wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xukuumadiisu ka badbaaday in codka kalsoonida ah looga qaado Baarlamaanka Xamar, ayaa maanta ku dhawaaqay hadal turxaan leh oo uu ku doonayo inuu ku burburiyo wada hadalada u socda Somali May 24, 2013 Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland. May 23, 2013 Garowe(DNS)_Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. May 23, 2013 Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha May 23, 2013 Madaxweynaha Somaliland Oo Kulamay Safiirka Cusub Ee Somalia Iyo Kenya U Qaabilsan Dalka Faransiiska Ee Fadhigiisu Yahay Nairobi +Video May 23, 2013 Dawladda Ethiopia ayaa walaac weyn ka muujisay xubin ka tirsana ururka ONLF ee la dagaalama ciidamadda dalka Ethiopia oo hadda May 23, 2013 Wadanka Ingiriiska ayaa waxaa si weyn loo hadal hayaa dilkii Arbacadii gelinkii danbe ka dhacay Xaafada Woolwich ee waqooyiga magaalada London. May 23, 2013 Xukuumada Soomaaliland ayaa markale ku celiyeen in marnaba Somaliland aysan Xukuumadda Somalia kala hadli doonin Arrimaha la xiriira Hawadeeda. May 23, 2013 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM. May 23, 2013 Raysul Wasaaraha Doowlada Ethiopia Haile Mariam Deselaim ayaa ku dhawaaqday in Dowladda Itoobiya ay xukuumada Somaliland ka taageerayso dhinac walbo ah oo mid ah. May 22, 2013 |
![]() Chelsea Oo Kula Biirtay Galatasaray Xiisaha Laacibka Atletico Madrid Arda Turan. Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid. May 24, 2013 ![]() Goolhaye Asmir Begovic Oo Sheegay Inuu Ku Sii Jeedo Liverpool Xagaagan. Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool. May 24, 2013 ![]() Ribery Oo Sheegay In Ay Haystaan Fursad Ay Ku Qaadi Karaan Koobka Champions League . Xiddiga Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa u arka in kooxda ay haysato fursad ay ku qaadi karaan Champions League haddii ay u ciyaaraan habkii ay muujiyeen labadii kulan ee Barcelona ee wareegga 4-ta . May 22, 2013 ![]() Goolhayaha Fulham Mark Schwarzer Oo Doonaya Inuu Ka Tago Kooxda. Goolhayaha kooxda Fulham Mark Schwarzer ayaa u gacan haatinaya in ay u muuqaneyso in maalmihiisii Fulham ay sii dhamaaneyso maadaama maamulka ay iska indho tirayaan in hishiis cusub ay siiyaan xilli midkiisa haatan uu dhamaanayo bilaawga bisha dambe. May 22, 2013 ![]() Dortmund Iyo Bayern Munich Oo Lacago Abaalmarin Ah U Balanqaaday Xiddigahooda Hadii UCL Ay Qaadaan. Ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ayaa haddii ay sabtida ku guuleystaan koobka Champions League waxa uu midkiiba jeebka gashan doonaa 126 kun ginni. May 22, 2013 |
![]() ![]() |




Wan ku jeclahay inaan ku dhaho sanado badan ayaan ku haminaayey !
QEYBTII 12-aad Ee Sheekadii Xiisaha Badneyd Ee Xusuustii Xayaat
Sadaxdaan Qodob Waxey Noloshaada Guurka Ka Dhigaan Sida Udgoonka Ubaxa Oo Kale.
Rajo beelka jaaliyada somaaliland ka muujinayso safaarada somliland k leedahay dalka Ethiopia
Guuldarooyinka is daba jooga ee safaarada Somaliland ku leedahay dalka Ethiopia
Samirka Badi Sadkaada Waad Heleysaahee (Qiso Murugo iyo Xanuun Wadata)
MAXAAD KA OGTAHAY OO MACLUUMAAD AH DHAMBAALADA JACAYL EE WAARAY?!!! (DUGAAG YAHOW QURXOON). Qeytii 1aad
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ku Dhawaaqay Hadal Burburin Kara Wada Hadaladii Somaliland & Soomaaliya
Ahmed Siilaanyo Oo Ku Sii Adkaystay Go’aankii Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay
Maamul Goboleedka Putland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xakumay Ragii Dilay Shiikh C/Qaadir Nuur Faarax
Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Oo Ka Hadlay U Diyaar-Garowga Ciyaaraha Goboladda Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulamay Safiirka Cusub Ee Somalia Iyo Kenya U Qaabilsan Dalka Faransiiska Ee Fadhigiisu Yahay Nairobi +Video
Dawladda Ethiopia Oo Ka Welwel Qabta Sarkaal Sare Oo ka Tirsana Jabhada ONLF Oo Hadda Wasiir Ka Ah Xukuumadda Muqdisho Ee Xasan Sheekh Maxamuud
Labo Nin Oo Faashash iyo Mindiyo Ku Hubaysan Oo Askari Milatariya Ku Dilay London+Video
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Go’aanka Hawada Somaliland .
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Oo La Kulmay Wakiilka Midowga Afrika Iyo Taliyaha Guud Ee Amisom
Somaliland Waxaanu Ka Taageeri Milatariga, Siyaasada Iyo Dhaqaalaha “Raysal Wasraaha Itoobiya”





