|
Weligey isma dhihin waxaad heli doontaa farxada aan maanta helay jaceylka aan kuu qabo waxa uu ka bilawmay caruurnimadeyda balse duruufo ayaa ii diiday in aan kuu muujiyo .
May 23, 2013 Markii uu khadka Telefoonka ka go’ay Xayaat, waxay bilowday inay wax badan ka fekerto Asad iyo Waayaha Nololeed ee uu ugu gacan-haadinayo.
May 22, 2013 Guurka farxada badan waa sida dhirta dooga ah taa oo laga ilaaliyo waxyeelada oo mar waliba lagu dadaalo in ay hesho biyo iyo tamarta qoraxda taa mid la mid hadii aan guurka May 22, 2013 Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah May 22, 2013
Ka dib doorashadii madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee sida la mahadiyey u dhacday sanadii 2010, ayaa ahayd mid yidiidilo iyo buug cusub u furtay...... May 20, 2013 Saddex sano oo laga joogo in Aadan Nuux Dhuule yahay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia ayaa ah saddex sano oo aanay weli mahadin jaaliyada Somaliland ......Qaybtii 1-aad. May 20, 2013 Muda 10 Sano oo ey ahaayeen Dad ku nool Feker iyo wel wel Cabdallah iyo salwo ayaa ugu danenti waxa ay is weydiiyeen su,alo ah halka sarta ka qurun santahay iyo ruuxa ma dhaleyska ah labadooda. May 9, 2013 Anjalia waa gabar Fanaanad Talyaani ah waxay jacayl u qaaday wiil dhalin yaro ah oo aad u qurux badnaa, kana dhashay dabaqada la xurmeeyo ee Dalka Talyaaniga hase May 9, 2013 Fiidnimaddii markay hawlihii guriga dhamaysatay ayey Xayaat waxay u gudubtay qolkeeda si ay ugu nasato, laakiin waxaa Beer-ku-taal ku noqday Qoraalkii Asad iyo sida uu qalbigeeda u degay. May 6, 2013 Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo ke May 6, 2013 Halkan waxaan kusoo koobi doonaa 5nooc oo uu qofku ku cabiro jacaylkiisa khaasatan marka uu tusayo jacaylkiisa qof uu jecel yahay. May 6, 2013 Haddii aan noqon lahaa gabadh Soomaaliyeed, maan guur-sadeen nin Soomaaliyeed. Haddii aan guur-sadana waxba uma dhaleen.
May 5, 2013 Asad waxa uu ku nafisay hadalkii Gacalladiisa, wuxuuna isagoo faraxsan ku yiri Saaxiibkiisa:- “Haah…Haah, C/raxmaan waxay ii sheegtay in Mobaylkii laga isbaaraystay, laakiin waxay naga codsatay i May 5, 2013 Maanta oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u May 4, 2013 Sheekadaan waa dhacdo dhab ah oo ka dhacday magaalad nairobi Ee dalka Kenya , waxeena dhax martay wiil iyo gabar somaliyeed , ooku nool xaafada islii Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya, May 1, 2013 Asc dhaman Akhyaarta sharafta leh Ee Durdurnews.com .Qisaddan waaa Qiso dhab ah waxa ay ka dhacday wadanka Masar gaar ahaan Magaalo madaxda QAAHIRA April 30, 2013 Inkasta oo ay adagtahay in la ogaado dareenka gudaha ee qof ka dhex aloosan, hadana culimada u koor gasha cilmi nafsigu waxa ay awood u leeyihiin in ay ogaan karaan dareenka April 28, 2013 Dookh ereygan asal ahaan wuxuu ka yimid afka carabiga ذوق waa dhehden marka af soomaaliga waxaa loo adeegsaday wax laga helo, laakin jacaylka waa wax qalbiga dega mar kasta laga April 28, 2013 Inta uu Labiska isku boobay ayuu si haleel ah qolka uga soo baxayo, isagoo walfinayo Baqshaddii April 27, 2013
Waan salaamayaa akhriste walbo oo kamid ah shabakada kobciye.com waxaan idiin leeyahay isku day inaad dhameysato sheekada si macaanideeda iyo xikmada ku duugan aad u fahanto. April 27, 2013 |