<a href='http://www.football-scores-live.com/'>live football scores</a>
Fadlan Nagala soo xidhiidh: info@durdurnews.com

Hargeisa(DNS)-Prof. Axmed Ismaaciil Samater iyo wefti balaadhan oo la socda oo muddooyinkanba socdaal indha-indhayn ah ku marayay gobolada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolak Sanaag, halkaasi oo si balaadhan loogu soo dh

June 19, 2013

“Waxaanan baaq u dirayaa in xukuumadda Kulmiye dib isu xisaabiso oo saxaafaddu noqoto mid madax banaan oo Hubaal milgaheedii loo soo celiyo, jawaabo deg-deg ahna laga keeno weerarkii ku dhacay xarunteedda Hargeysa.” Jamaal Cali Xuseen

June 19, 2013

Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa manta Hawada ka celisay diyaar siday rakaab, taasoo ruqsad madaaraka Hargeysa uga soo qaadatay Muqdisho.

June 18, 2013

Shirkadda weyn ee Google ayaa bilowdey mashruuc la yaableh oo soo jiitey dad badan oo caalamka ku dhaqan.Mashruucan cusub ayaa ah in ay hawada ku siideyso Buufino (Ballon) xanbaarsan adeega Internetka oo xawaarihiisu aad u sareeyo.

June 18, 2013

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomaalida, hawlgalka cusub ee

June 18, 2013

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) ayaa caawa kulan xarunta madaxtooyadda kula kulmay Guddoomiyihii Urur siyaasadeedkii XAQSOOR Md. Xasan Ciise Jaamac.

June 18, 2013

Ciyaartoyda labada Gobo lee Hargeysa iyo gabilay ayaa isku fara saaray kulan qado sharaf ah oo manta loogu sameeyay hotelka Maan-soor ee Hargeysa.

June 17, 2013

Muqdisho(DNS)-Xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Somalia ayaa xalay la maqlayay hoobiyayaal lala beegsaday madaafiic markii labaad mudo dhawr todobaad ah.

June 17, 2013

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa wareegto madaxweyne oo sumadeedu

June 17, 2013

Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay Ardaydu ku gali lahayd Imtixaanka Shahaadiga ah ee saak bilaabmay.

June 16, 2013

Hargeysa (DNS) Tababaraha Xulka Gobolka Sanaag Cabdixakiim Maxamuud Xasan iyo Xildhibaan Maxamed Saalax Cigge oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland iyo Cuqaal ka soo jeedda Gobolka Sanaag ayaa

June 16, 2013

Garowe(DNS)-Maamulka Puntland ee Soomaaliyed waxaa uu caddeyey inuusan aqbali doonin inay aqbalaan dastuur la gacmo-gacmeeyey islamarkana wax ka bedel lagu sameeyey.

June 16, 2013

Hargeisa(DNS)_ xulkii gobola saraar ayaa galabta xabsiga loo taxaabay kadib markii ay ka cawdeen in loo gaystay cadaalad darro balse waxay wasaarada ciyaaruhu u cuskatay xadhigooda inay la dagaalameen garsootayaashii ciyaarta hagaayay

June 15, 2013

Waxa aanu halkan idiinku soo bandhigeynaa warqaddii ay dawladda Somaliland u qortay ergeyga cusub ee

June 15, 2013

Hargeisa(DNS)-Allaah ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Ibraahin Daahir (Axmed-Wayne), ayaa caawa ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ka dib

June 15, 2013

Xukuumada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Shir heer Qaran ah oo ku saabsan dib u qaabeynta waxbarashada dalka oo Muqdishu lagu qaban doono 18-20 Bishan , iyadoo ugu baaqday dhinacyada lagu casuumay shirkan inay si wanaagsan uga qeybqaataan mideynta

June 15, 2013

Alla ha u naxariistee Raxma Maxamed Xaashi oo da’deeda lagu sheegay 35 sanno jir dhashay seddex caruur ah ayaa xalay fiidkii abaaro 6:00 maqrabnimo lagu hor

June 15, 2013

Hargeisa(DNS)-Tababaraha Xulka Gobolka Sanaag oo Sheegay In xalay La Jabsaday Iskuulkii Ay Degenaayeen Isla Markaana La Xaday Alaabtii u Taalay & In Weerar Lagu Soo Qaaday oo Dhagaxaan & Shiid Roobka Lagaga Dhigay:

June 15, 2013

London(DNS) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in shirka wadamada G8-ka uu ahmiyad gaara u leeyahay ummadda Soomaaliyeed

June 15, 2013

Fadeexadi Ugu Weyneed Ee Ka Dhacda Cayaaraha Somaliland: Xulka Gobolka Sanaag Oo Si Badheedh Ah Looga Reebay Koobki Kubadda Ee Gobolada Iyo Shacabka Magaalada Ceerigaabo Oo Rabshad Ku Gilgilay Gobolkaasi

June 14, 2013

Early News:   · Januery   · February   · March   · April   · May   · June   · July   · August   · September   · October   · November   · December