|
Ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in kooxda Milan ay hishiis la gaartay xiddiga kooxda Sampdoria ee Andrea Poli kaasi oo kooxo kala duwan raadinayeen . May 16, 2013 Ashley Cole ayaa lagu casuumay inuu kabtan u noqdo xulka England kulanka ay la ciyaarayaan Republic of Ireland 29ka bishaan, si May 16, 2013 Manchester City ayaa maanta aadeysa finalka FA Cup ee ay Wembley kula ciyaarayaan Wigan iyadoo ay sii kordhayaan shakiga la gelinayo mustaqbalka tababare Roberto Mancini.
May 11, 2013 Galatasaray ayaa qorsheyneysa inay ka faa’ideystaan xaalada cakiran ee John Terry uu haatan kala kulmayo Chelsea iyagoo doonaya inay u soo bandhigaan heshiis seddex sanno ah oo uu ku qaadanayo 200 kun ginni isbuucii, sida ay ku warameyso Daily Mail.
May 11, 2013 Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii 200aad ee Real Madrid xalayto kulankii ay 6-2 kaga badiyeen kooxda Malaga.
May 9, 2013 David Moyes ayaa la kulmay gudoomiyaha kooxda Everton Bill Kenwright ka hor inta aan loo magacaabin tababaraha kooxda Manchester United ka dib markii Sir Alex Ferguson uu ku dhawaaqay inuu fariisanayo. May 9, 2013 Kooxda Manchester United ayaa xilli dhow ku dhawaaqday in tababare Sir Alex Ferguson uu ka fariistay shaqadii tababarenimo ee kooxda. May 8, 2013 Inter Milan: Handanovič; Jonathan, Juan, Ranocchia, Chivu; Alvarez, Kuzmanovic, Cambiasso, Kovacic; Cassano, Rocchi. May 8, 2013 Manchester United ayaan weli ka hadlin hadalada sida aadka ah la isla dhexmarayo ee la xiriira in Sir Alex Ferguson uu ka fiirsanayo shaqada tababarenimo.
May 8, 2013 Tartanka boosaska Champions League ee horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso badan, iyadoo seddexda kooxood ee reer London ay isku heystaan labada boos ee ka banaan afarta kooxood ee ugu sareysa horyaalka.
May 7, 2013 Manchester City ayaa ku darsatay liiskeeda ciyaaryahanada ay dooneyso xagaaga da’ yarka khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Olivier Torres, sida ay ku warameyso jariirada Daily Mail. May 7, 2013 Arsenal ayaa wadahadal horumar leh kula jirta Fiorentina oo ku aadan saxiixa Stevan Jovetic iyagoo sidoo kale raadinaya weeraryahan kale, sida ay shaaca ka qaaday Goal.com May 7, 2013 Borussia Dortmund ayaa si aad ah u dooneysa in weeraryahankooda Robert Lewandowski uu ku biiro Chelsea, sidaasi waxaa sheeganeysa jariirada Daily Star. May 6, 2013 Warar laga helayo dalka Faransiiska ayaa sheegaya in madaxa kooxda Monaco ee France Claudio Ranieri uu ku war giliyay maamulka kooxda in ay wadahadalo la furaan xiddiga May 6, 2013 Kooxda martida loo yahay ayaa waxa ay guuldarado kala kulantay kooxda Blues in ka badan kooxaha kale ee Premier League ciyaara xiligan May 5, 2013 Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan kaga talaabsad May 2, 2013 Barcelona waxaa u taala inay koraan buur aad u dheer hadii ayba jirto rajo ay ka qabaan inay gaaraan finalka Champions League, madaama afar gool iyo waxba lagu soo xasuuqay kulankii lugta hore ee ay marti u ahaayeen isbuucii hore Bayern Munich.
May 1, 2013 Jose Mourinho ayaa qirtay inay dhici karto inuu ka tago Real Madrid xagaagan ka dib markii uu ku guuldareystay inuu u soo saaro finalka Champions League. May 1, 2013 16 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar May 1, 2013 Real Madrid waxaa ay geli doontaa howlgalkii aan macquulka aheyn, iyagoo u baahan inay dhanka kale u rogaan natiijadii lugta hore ee 4-1 guuldarro ah ay ka soo gaartay Dortmund kuwaasoo hal lug kula jira finalka Champions League ee ka dhacaya Wembley April 30, 2013 |