<a href='http://www.football-scores-live.com/'>live football scores</a>
Fadlan Nagala soo xidhiidh: info@durdurnews.com
SheekooyinkaLatest NewsSportsFeatures

Waxaynu wada ogsoonahay muhiimada ay leedahay inaad safaarad ku yeelato dal shisheeye ha fogaado ama ha dhawaadee. Waxa suurto gal ah inay jiraan hal, laba iyo saddex yool o aalaba safaaraduh si guud isaga mid noqdaan.

May 25, 2013

22/Bishan May Ee Sanadkan Ayay Ahayd Markii Dhambaal Ku Socda Madaxwayne Axmed Siilaanyo Uu Soo Gudbiyay Rashiid Yuusuf Dhuxul.

May 25, 2013

Weligey isma dhihin waxaad heli doontaa farxada aan maanta helay jaceylka aan kuu qabo waxa uu ka bilawmay caruurnimadeyda balse duruufo ayaa ii diiday in aan kuu muujiyo .

May 23, 2013

Markii uu khadka Telefoonka ka go’ay Xayaat, waxay bilowday inay wax badan ka fekerto Asad iyo Waayaha Nololeed ee uu ugu gacan-haadinayo.

May 22, 2013

Guurka farxada badan waa sida dhirta dooga ah taa oo laga ilaaliyo waxyeelada oo mar waliba lagu dadaalo in ay hesho biyo iyo tamarta qoraxda taa mid la mid hadii aan guurka

May 22, 2013

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah

May 22, 2013

Ka dib doorashadii madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee sida la mahadiyey u dhacday sanadii 2010, ayaa ahayd mid yidiidilo iyo buug cusub u furtay......

May 20, 2013

Saddex sano oo laga joogo in Aadan Nuux Dhuule yahay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia ayaa ah saddex sano oo aanay weli mahadin jaaliyada Somaliland ......Qaybtii 1-aad.

May 20, 2013

Muda 10 Sano oo ey ahaayeen Dad ku nool Feker iyo wel wel Cabdallah iyo salwo ayaa ugu danenti waxa ay is weydiiyeen su,alo ah halka sarta ka qurun santahay iyo ruuxa ma dhaleyska ah labadooda.

May 9, 2013

Find here for Early Articles

Janaraalka Ayaa sheegay qaabka ay u socdaan howlaha adeega guud ee garoonku bulshada u haayo ayaa wuxuu xusay in ay ku guleysteen amaro garoonka laga

May 25, 2013

Waxaan wali soo shaac bixin war aad la isula dhex marayo oo ka soo burqanaya xukumada taagta daran ee somaliya warkaas oo ah in xukumada somaliya dhaliil dusha kaga tuurtay dawlada itobiya

May 24, 2013

Raysal wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xukuumadiisu ka badbaaday in codka kalsoonida ah looga qaado Baarlamaanka Xamar, ayaa maanta ku dhawaaqay hadal turxaan leh oo uu ku doonayo inuu ku burburiyo wada hadalada u socda Somali

May 24, 2013

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.

May 23, 2013

Garowe(DNS)_Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.

May 23, 2013

Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha

May 23, 2013

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulamay Safiirka Cusub Ee Somalia Iyo Kenya U Qaabilsan Dalka Faransiiska Ee Fadhigiisu Yahay Nairobi +Video

May 23, 2013

Dawladda Ethiopia ayaa walaac weyn ka muujisay xubin ka tirsana ururka ONLF ee la dagaalama ciidamadda dalka Ethiopia oo hadda

May 23, 2013

Wadanka Ingiriiska ayaa waxaa si weyn loo hadal hayaa dilkii Arbacadii gelinkii danbe ka dhacay Xaafada Woolwich ee waqooyiga magaalada London.

May 23, 2013

Xukuumada Soomaaliland ayaa markale ku celiyeen in marnaba Somaliland aysan Xukuumadda Somalia kala hadli doonin Arrimaha la xiriira Hawadeeda.

May 23, 2013

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM.

May 23, 2013

Find here for Early News

article-2329916-19D8687E000005DC-169_634x407.jpg

Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid.

May 24, 2013
asmir-begovic-007.jpg

Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool.

May 24, 2013
ribery.jpg

Xiddiga Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa u arka in kooxda ay haysato fursad ay ku qaadi karaan Champions League haddii ay u ciyaaraan habkii ay muujiyeen labadii kulan ee Barcelona ee wareegga 4-ta .

May 22, 2013
Mark Schwarzer.jpg

Goolhayaha kooxda Fulham Mark Schwarzer ayaa u gacan haatinaya in ay u muuqaneyso in maalmihiisii Fulham ay sii dhamaaneyso maadaama maamulka ay iska indho tirayaan in hishiis cusub ay siiyaan xilli midkiisa haatan uu dhamaanayo bilaawga bisha dambe.

May 22, 2013
Bayern-Munich-Vs-Borussia-Dortmund-Bundesliga.jpg

Ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ayaa haddii ay sabtida ku guuleystaan koobka Champions League waxa uu midkiiba jeebka gashan doonaa 126 kun ginni.

May 22, 2013

Find here for Early Sports

Dahabshiil CompanyFanaanada Iqro Yareeymursal muse iyo khadara sinimo

Early News:   · Januery   · February   · March   · April   · May   · June   · July   · August   · September   · October   · November   · December